Dowlada Kenya oo oo si adag uga hadashay Muranka Badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya

Xoghayaha joogtada ee wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya, Macharia Kamau oo la hadlayay telefishenka Citizen ee Kenya ayaa ka hadlay muranka xadka ee badda ee ay isku hayaan Soomaaliya iyo Kenya. Macharia Kamau ayaa sheegay in aysan wax dhib ah ku qabin shacabka Soomaaliya, balse maamulka hadda jira uu yahay waxa ay is hayaan. ”Dabcan … Continue reading Dowlada Kenya oo oo si adag uga hadashay Muranka Badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya